28th March 2024  admin  Category :

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ma shaqadiisa ayuuna aqoon mise Soomaaliya ayaan waxa ka jirin Dawlad oo weli Mooryaantii ayaa bililiqadii sii wada.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed General Mahad Cabdiraxmaan , Haddii ay Soomaaliya dawlad shaqaynaysa ay ku jiri lahayd laguma khasbeen inuu madaxda sare Warbaahinta uga dacwoodo Mooryaan bililiqaysanaysa Dhulkii ciidanka asluubtu lahaayeen

Marka Dawladnimaddii meel layska dhigay oo Gudoomiyihii gobolka la saftay Mooryaan, oo aad ogtahay in madaxweynuha dalku uuna awood badan lahay waa ku khasbanaanaysa sida taliayahn ciidanka Asluubta Soomaliyeed inaad Warbaahinta soo fariisato.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*