26th July 2024  admin  Category :

Qaar ka mid ah ciidanka Puntland ayaa lagu eedeeyey ineey khamriga la qabto ay weeycsadaan oo ay nafahooda u cabbaan. In muddo ah, waxaa jirtay warar sheegaya in ciidamo badan oo ka mid ah kuwa Puntland ay cabbaan khamriga. Hadii ciidankii dhammaa ee aheed ineey la dagaalamaan khamriga ayba iyagii cabbayaan, yaa dadkii kalle ka cellinaya? Waxaa marka horeba qalad aheed in ciidanka ay ka sii mid noqdaan shaqsiyaad lagu ogyahay ineey khamriga cabbaan.

Hadaba, khamriga ayaa fara kulul ku haya dalka Soomaaliya, waana mid u baahan in si wada jir ah wax loog qabto, iyadoona ay tahay in laga soo saaro sharciyo adag oo ku aadan dadka cabba khamriga iyo kuwa ka ganacsada intaba.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*