8th May 2024  admin  Category :

Madaxdii Puntland oo gaartay magaalada Ceel buh, gobolka Sanaag

Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Dawladda Puntland,Wasiirka Maaliyadda ahna Gudoomiyaha gudiga dib uhabaynta Ciidamada,Wasiirka Amniga,Wasiirka Waxbarshada iyo Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa Siwayn loogu soo dhoweeyay Magaalada Ceel-buh.

Soodhowaynta waftigan waxaa ka qayb galay Gudoomiyaha Gobolka sanaag, Maamulka Degmada, Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada rayadka ah qayba heeda kala duwan.

Imaanshaha masuuliyiinta ee Magaalada Ceel-buh ayaa salka ku haysa in ay diwaan galiyaan Ciidamada ku sugan Ceel-buh

Masuuliyiintan ayaa horay ugu guulaystay in ay habka Diwaanta galinta Casriga ah ay mariyaan Ciidamada Daraawiishta, Booliska iyo Asluubta ku sugan gobolka sanaag gaar ahaan Degmada BADHAN.

Image may contain: sky, outdoor and nature
Image may contain: 4 people, people standing
Image may contain: one or more people, crowd and outdoor
Image may contain: 12 people, people standing and outdoor
Image may contain: 4 people, people standing

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*