26th July 2024  admin  Category :

Munaasibad Lagu Xuseyey Ciyaartoyadii Hore Ee Qaranka Somaliyeed Ayaa Lagu Qabtay Muqdisho

Saciid Jaamac Cali (Qoorsheel) w’uxuu ku dhasayHargeysa 1955kii. Wuxuu ku barbaaray Xamr Saciid wuxuu yaraantiisii jcclaa ciyaarta kubbai& Koiayga wuxuuna ciyaaraha ku soo biiray 1970kii xuu’ll saftay kooxda Shaqa.daha (C.H.L.S.), wuxuu ku soo baxay ciyaaryahan daafaca ku wanaagsan. Wuxuu kaloo u saftay kooxda 1FTIN ee Wasaaradda barashada iyo Barbaarinta. Bankiga Soomaaliya iyo Wakaaladda Biyaha. Wuxuu uga tallaabay kotJ LL.PP. Ee qaybta (A). 1975kii ciyaar wanaaggiisii xitaa loo magacaabay Xulka Q.iranka ee dalka Soomaaliya, wuxuu ciyaaray (37) ciyaarood oo caalami ah, wuxuuna ka soo ciyaaray dalalka Shiinaha. Kuwayt, Masar. Liibiya, -Afrikada Dhcxc iyo Suudaan, Saciid wuxuu ka mid ahaa ciyaartoydii Naadiga Jeenyo muado Shan sannadood ^ah u hantiyey horyaalka kubbadda kolevga ee dalka Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*