26th July 2024  admin  Category :

Bulshada ku nool deegaanka Cawsane ee gobolka Sanaag oo si iskutashi ah ku dhistay xarumo caafimaad, waxbarasho iyo saldhigga deegaanka ayaa dawladda Puntland ka codsaday in laga taageero baahiyaha asaasiga ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*