26th July 2024  admin  Category :

Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Cismaan Dalmar Yusuf (Cismaan Baatrool), ayaa ka hadlay “Dhalinyarada iyo ka qayb-galka siyaasadda-Muhiimadda, Fursadaha iyo Caqabadaha”. ee ay qabato xarunta HADAF ee cilmi-baadhista iyo horumarka. Madasha 6aad ee ay qabato xarunta HADAF ee cilmi-baadhista iyo horumarka.

Allsanaag.com, news@allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*