Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th June 2025 admin
Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga ayaa walaac xooggan ka muujiyey dagaallada ka socda Muqdisho. Safiirka waxaa uu dhinacyada ugu baaqay in la is xakameeyo, lana ilaaliyo hey’adaha dadka ka dhaceeya. Ugu dambeyntii, waxaa uu safiirka sheegay in aan la aqbali karin dagaal isaga intaa raaciyey in la ciqaabi doonno ciddii ku kacdo.

9th June 2025 admin
Iska hor-imaadyo ka dhacay agagaarka KM4 ee Muqdisho Fiidki Axadda ayaa isku dhac kale laga soo sheegay magaalada Muqdisho. Isku dhacan ayaa u dhexeeyey ciidamada dawladda iyo xoogag kale oo kasoo horjeeda waxaana uu ka dhacay nawaaxiga KM4. Goobjoogayaal ayaa u sheegay idaacadda VOA inay arkeen ciidamada dawladda iyo xoogga kasoo horjeeda oo u janjeedha […]

9th June 2025 admin
Turkey oo si carro leh uga jawaabtay tallaabadii uu qaaday Biden Turkey ayaa Sabtidii ku eedeysay Mareykanka inay isku dayayaan inay dib u qoraan taariikhda, ayada oo si adag u diiday go’aanka uu madaxweyne Biden ku aqoonsaday dil ay Cusmaaniyiinta u gaysteen dad Armenian ah inuu ahaa “xasuuq”. Waddooyinka Istanbul illaa hoolalka dowladda, Turkish-ka ayaa […]

9th June 2025 admin
Dube oo hiray sheegay in loo baahan yahay doorashada waqtigeeda la qabto

9th June 2025 admin
Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay inay soo wajahday dhaqaale xumi tii ugu darneyd kadib markii wadamada dhaqaalaha siin jirey ay joojiyeen. Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Xil-gaarsiinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay in lacagaha lagu kabi jirey miisaaniyada dowlada laga jartay taasina ay ka dhalatay dhaqaalo la’aan. “Kabkii nala siin jiray waxaa nalaga jaray Agost, Sacuudiga […]

9th June 2025 admin
Dowlada Jubaland waxay soo dhawaynaysaa dadaalada Saxiibada caalamiga ah ee Soomaaliya iyo war-murtiyeedkii ka soo baxay shirkii Golaha amniga Midowga Afrika ee 22 Abriil 2021, Waxaan aaminsanahay in heshiiska doorashada ee Sebtember 17 ay tahay wadada ugu macquulsan ee lagu gaari karo doorasho lagu kalsoonaan karo Jubaland State Government welcomes the efforts of our international […]