29th March 2024  admin  Category :

Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga ayaa walaac xooggan ka muujiyey dagaallada ka socda Muqdisho.

Safiirka waxaa uu dhinacyada ugu baaqay in la is xakameeyo, lana ilaaliyo hey’adaha dadka ka dhaceeya.

Ugu dambeyntii, waxaa uu safiirka sheegay in aan la aqbali karin dagaal isaga intaa raaciyey in la ciqaabi doonno ciddii ku kacdo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*