Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th June 2025  admin  

Madaxweeynaha Dawladda Federaalka, Maxamed Ca/laahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed u jeediyey qudbad aad u qiimo badan taasoo uu kaga hadlayey arrimihii ugu danbeeyey ee ka dhacayey dalka. Wuxuu madaxweeynaha sheegay in doorasho dalka uu aadayo, iyadoo la raacayo heshiiskii September 17 iyo kii ka dhacay Baydhabo Feberaayo 16keedii. Madaxweeynaha ayaa sheegay ineey shacabka Soomaaliyeed ay […]

9th June 2025  admin  

Ra’iisal Wasaaraha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa sheegay in dalka uu aadayo doorashadii dadbaneeyn ee qabiilka. Arrintan ayaa ka danbeeysay kadib markii Shiikh Shariif, Xasan Shiikh iyo kuwa la socda ay ku tallagaleeyn ineey magaalada Muqdisho burburiyaan. Hadaba dawladda oo u tureeysa shacabkeeyda ayaa door biday ineey ka noqoto doorashadii qofka iyo […]

9th June 2025  admin  

Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay hub keyd u ahaa argagixisada Al-Shabaab  Ciidamada ammaanka Puntland ayaa howlgallo ay ka sameeyeen duleedka magaalada Boosaaso, waxa ay ku soo qabteen keedkii maleeshiyada Al-Shabaab ay ka sameysan jireen walxaha laga sameeyo Qaraxyada, kaas oo ay ku keedsanaa Godad ay ka qoteen buuralayda Galgala. Ciidamada ayaa sheegay in xogtan […]

9th June 2025  admin  

Aad baan uga xumahay dhibaatadii lagu khalkhal galiyay amniga

9th June 2025  admin  

Midowga Musharrixinta oo war kasoo saarey dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee Muqdisho ka socda

9th June 2025  admin  

Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xundubey Jimcaale oo shir jaraa’id goor dhow qabtay ayaa sheegay in dad aan u naxayn bulshada ay soo abaabuleyn maleeshiyaad hubeysan, kuwaasi oo qeybo ka mid ah weerar ku soo qaaday Muqdisho balse ciidamada amniga ee dowladda ay kala eryeen maleeshiyadii qaska wadday. Wasiirka ayaa xusay in ciidamada […]