Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th June 2025 admin
Mareykanka oo sheegay inuu taageerayo doorashada Soomaliya Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay soo dhaweyneyso tallaabadii ay shalay qaadeen Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya, taas oo si rasmi ah dib loogu noqday heshiiskii doorashada ee 17-kii September 2020. “Waxaan boogaadineynaa ku dhawaaqistii Madaxweynaha ee aheyd in Ra’isul Wasaare Rooble uu hoggaamin […]

9th June 2025 admin
Wafdi uu horkacayo ergayga Qatar ee Soomaaliya oo soo gaaray Muqdisho Wafdi uu horkacayo ergayga Qatar ee Soomaaliya ayaa soo gaaray garoonka Aadan Cadde, waxaana halkaasi su diiran ugu soo dhaweeyey Wasiiru dowlaha Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Balal Maxamed Cismaan iyo saraakiil ka tirsan Arrimaha Dibedda. Ergaygan gaarka ah ee dalka Qatar usoo […]

9th June 2025 admin
Rooble oo la wareegay qorshaha doorashoyinka iyo fulinta qorshaha Amniga Qaranka.” Waxaan u mahadcelinayaa madaxweynaha JFS Mudane @M_Farmaajo oo sameeyay tanaasul weyn iyo Golaha Shacabka BFS oo aqbalay codsigii madaxweyanaha ee in lagu noqdo heshiiskii September 17. Xukuumaddu waxay dhaqso u soo diyaarin doontaa qorshaha doorashooyinka. pic.twitter.com/rnoUY6rVee — Mohamed Hussein Roble (@MohamedHRoble) May 1, 2021

9th June 2025 admin
Farmaajo oo is dhiibay siina galaaftay kursigii beesha Daarood ay Saamiga uga heleen Soomaalida Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad uu ka jeediyay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa sheegay uu ra’iisal Rooble uu hoggaamin doono doorashada iyo amniga. “Waxaan halkaan ka cadeynayaa in Ra’iisul wasaare Rooble uu hoggaamin doonodiyaarinta […]

9th June 2025 admin
New York Times: Farmaajo waxaa Lagu Yaqaan Xukun Isku Dhejin iyo Isdaba-maris Sida ay jimcihii maqaal ku qortay jariiradda afka dheer ee New York Times, madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa inta aanu helin dhalashada Mareykanka uu horay u heystay baasaboor Canada ah iyada oo intaasi raacisay iney dhici karto inuu dhalashada Mareykanka […]

9th June 2025 admin
Farmaajo Oo Berri Hortagaya Xildhibaanadii Mudda Kordhinta U Sameeyay Madaxweynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullaahi Farnaajo ayaa la filaya in berri uu hortago Xildhibaanada Golaha Shacabka. Xildhibanaada ayaa caawa loo diray fariin ku aadan in ay soo xaadoraan kulanka oo Ajendahiisu yahay Khudbad uu Farmaajo Xildhibaanada Waqtigooda dastuuriga ah dhamaaday U jeedinayo. Fariinta xildhibaanada loo […]