26th July 2024  admin  Category :

Farmaajo oo is dhiibay siina galaaftay kursigii beesha Daarood ay Saamiga uga heleen Soomaalida


Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad uu ka jeediyay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa sheegay uu ra’iisal Rooble uu hoggaamin doono doorashada iyo amniga.

“Waxaan halkaan ka cadeynayaa in Ra’iisul wasaare Rooble uu hoggaamin doonodiyaarinta iyo amniga sidoo kale fulinta qorshaha sida waafaqsan dastuurka waxaa iska leh ra’iisal wasaaraha.”

Madaxweynaha ayaa xukuumadda faray inay howshaas baaxadda leh u hoggaansamaan.

3 thoughts on “Farmaajo oo is dhiibay

  1. Haliye

    Farmaajo iyo kooxdiisu weli ma quusan welina hoosta bay ka xiriirsan yihiin, Guudlaawe, Qoorqoor, Gud. Mursal, Farmaajo, Fahad, Xijaar iyo Rooble.
    Qorshe bay dhisteen oo waxaa howsha darawalkii uun baa la bedelay laakiin waa falsafadii hore
    Wax ka soconayana ma leh, dagaalkii Muqdisho markuu dib u bilowdo buu Farmaajo miyirsan.

    Reply
  2. Haliye

    ROOBLE waa nin la soo xushay, tekefon baa lagu hagi ma aha nin wax go’aamin kara.
    Laakiin marka magaaladiisa dagaalku saameeyo buu hurdada ka kici.

    Reply
  3. Jirac

    DHIB MA LEH RAISUL WASAARE ROOBLE WAA NIN SACAD HABAR GIDIR AH SIDA LA’II SHEEGAY WAA NIN EHLU DIIN AH OO DHIB YAR DHIBKANA NECEB OGNA WUXUU AFEERKII SOMALI USOO JIIDAY “CAYDID” ARINTII KA HOOS DUSTAY EE LOO JANJEERIYEY DIBIRGOYNTA DAAROOD MARKII BEESHA ISAAQ KGALAD KA DHAADHACSHEEN SI MOGADISHU U DUNTO IYAKUNA GOONI ISU TAAG KU DHAWAAQAAN. SIDII BAYNA NOQOTAY IN BADAN OO HABAR GIDIR AH MAANTA SI FIICAN BAY WAX U FAHAMSANYIHIIN WAANA WADANIYIIN SOMALIYEED. SOMALI WAY IS BARATAY MUNAAFAQ IYO MISKIIN WADANI DIIN KU CAYAARE AMA SHAATIGA SHAYDAAN KA INSHA ALAAH HADUU INOO SOCON GALINAYAA DAALIMKA HASSAN DAAHIR AWEYS EE ADIIR KIIS AH SI LOOGA JARO WIXII UU KA GEYSTAY BOSSASO 1993 MARKII BURCO LAGA SOO HUBEEYEY SHAATIGA SHAYDAAN KA LOO GASHAY WAX MA GARATO DIIN LAGU QALDAYNA DUUFSADAY GAROWE NA ARGAGIXIYEY HASE AHAATEE ALLAH SUBXAANUHU WATACAALAA ASBAABTIISA DULMI FALE MA FAHMO OO CAAD BUU KA SAARAA SOMALIDU WAXAY KU MAAHMAAHDAA SIR MA QABE SAAB BAA BIYO CESHO DADKA REER PUNTLAND WAA SOMALI WALIGOODNA WAY AHAANAYAAN ILAAHAY BAA KA DHIGAY DHIBKA IYO SHIDADA DADKANAGA LAGU HAYO WAXAA KA WEYN KAN DIINTEENA SUUBAN SHAATIGA SHAYDAAN KA LOOGU ISTICMAALAYO WAANA TAAS ILAA MAANTA LA XAKAMEYN LA’YAHAY OO BANEYSTAY DAADINTA DHIIG ISLAM IYAKOO U ISTICMAALAYO QABIIL. MARKA DHIB HA U ARKININA MA MASKAX LA’A MANA DIIN LA’A RAISUL WASAARE ROOBLE WAAN ARKAYNAA SIDUU DADKIISA ISKUGU WATO WAANA U DUCAYNEYNAA IN ALLAH U FUDUDEEYO DULMI INUU GALANA KA BAD BAADSHO WAA NIN WANAAGSANE BISMILLAHI RAHMANI RAHIM.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*