Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th June 2025  admin  

Somalia’s Amb Abdullahi Ahmed Jama has submitted a copy of his credentials to Mr. Feisel Aliyi Abrahim, Chief of Protocol of the Ministry of Foreign Affairs of the Federal Democratic Republic of Ethiopia Safiirka cusub ee dalka Soomaaiya u fadhiyi doona dalka Itoobiya Cabdullaahi Axmed Jaamac (Ilkajiir) , ayaa maanta wasaaradda arimaha dibadda Itoobiya ay […]

6th June 2025  admin  

Wararkii ugu dambeeyey shirka wadatashiga qaran ee Muqdisho Waxaa maalintii saddexaad maanta oo Isniinta galay Shirka Wadatashiga Qaran ee madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada oo sabtidii uga furmay xarunta ciidankii cirka ee Soomaaliya ee Afisyooni ee magaalada Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta intii socday shirka shir gaar ah la yeeshay Gudoomiyaha Aqalka […]

6th June 2025  admin  

Mareykanka oo xayiraad dhaqaale iyo mid militari saaraya Ethiopia Dowladda Mareykanka ayaa Axaddii shalay aheyd ku dhawaaqday in ay cunaqabateyn isugu jirta mid dhaqaale iyo mid millatariba saareyso Ethiopia, sababo la xiriira gabood-fallo ka dhan ah aadanaha oo ka dhacay gobolka ay colaaduhu ka jiraan ee Tigray. War kasoo baxday waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa […]

6th June 2025  admin  

Kulan gaar ah oo albaabada u xirnaa ayaa xalay dhex maray hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, ahna Musharax Madaxweyne C/raxmaan C/shakuur iyo Madaxweynayaasha dawlad Goboleedyada Galmudug, Puntland iyo Koofur Galbeed. Kulanka oo ka dhacay Hotelka peace ayaa waxaa qabanqaabadiisa lahaa Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor, waxaana uu ahaa mid Madaxweyne Qoorqoor uu fursad siyaasadeed ugu abuurayay C/raxmaan C/shakuur. […]

6th June 2025  admin  

Sidee ayuu ku socdaa shirka doorashada ee Muqdisho? Waxaa soo dhammaaday maalintii labaad ee shirka wada-tashiga qaran ee arrimaha doorashada ee ka socda magaalada Muqdisho, kaasi oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Afhayeenka xukuumadda Maxamed Ibraahim Macallimuu ayaa sheegay in xubnaha ka qeyb-galaya shirka ay maanta billaabeen ka doodista qodobbada turxaan bixinta […]

6th June 2025  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Ururrda Siyaasada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada reer Puntland ugu baaqay in qof walba doorkiisa ka qaato hirgellinta nidaamka Dimuqraadiyadda Puntland