27th April 2024  admin  Category :

Somalia’s Amb Abdullahi Ahmed Jama has submitted a copy of his credentials to Mr. Feisel Aliyi Abrahim, Chief of Protocol of the Ministry of Foreign Affairs of the Federal Democratic Republic of Ethiopia

Safiirka cusub ee dalka Soomaaiya u fadhiyi doona dalka Itoobiya Cabdullaahi Axmed Jaamac (Ilkajiir) , ayaa maanta wasaaradda arimaha dibadda Itoobiya ay ka gudoontay waraaqihiisii aqoonsiga.

Madaxa Baratoolka wasaaradda arimaha dibadda Itoobiya Mr. Feisel Aliyi Abrahim ayaa ka gudoomay Danjire Ilka jiir waraaqihiisa aqoonsiga

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*