Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th May 2025 admin
Madaxweeynihii hore Xasan Shiikh iyo koox illaalo ah oo la socotay isaga ayaa lagu rasaaseeyey magaalada Muqdisho kadib markii ay isku dayeen ineey xoog ku dhaafaan xarun ay ciidanka asluubta fadhiyeen. Waxaa la ogyahay in argaggixisada ay inta badan gaari laga soo buuxiyey walxaha qarka ay si xooli ah ugu dhuftaan halka ay weerarayaan, marka […]

30th May 2025 admin
Madaxweynaha Itoobiya oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoontay Danjiraha Soomaaliya ee dalkaas. Madaxweynaha Dawladda Itobiya Sahle Work Zewde ayaa warqadaha aqoonsiga si rasmi ah uga guddoontay danjiraha cusub ee Dawladda Soomaaliya u fadhindoona dalkaasi Itoobiya Danjire Cabdullaahi Axmed Jaamac Ilka Jiir. Munaasabaddan ayaa ka qabsoontay aqalka madaxtooyada Itoobiya ee caasimadda Addis Abeba, waxaana ka qaybgalay mas’uuliyiin […]

30th May 2025 admin
Jid isku xiraya Baladweyn iyo Xaafadda Baraxleey ee Koonfurta degamada Gaalkacayo ayaa dawladda Federaalku maanta dhagax dhigtay. Dawladda Federaalka Soomaaliya oo horay deeq dawldda Qadar ugu deeqday shacabka Soomaaliyeed si sadbursi ah u sheegtay inay ku dhisayaan jid isku xira Muqdisho iyo Afgooye iyo Muqdisho iyo Jowhar ayaa maanta daahfurtay jid kale oo isku xiraya […]

30th May 2025 admin
Golaha Badbaadinta Maakhir ayaa sheegay ineeysan jirin haba yaraatee wax doorasho ah oo ka dhacday deegaanada Maakhir oo ka timid dhinacaa iyo Soomaali diidka Hargeeysa. Sidoo kale, waxeey eed u soo jeediyeen Godoomiyaha Karkaar oo ay sheegeeyn inuu doonayo in deegaano hoos taga degmada Dhahar uu guddoomiyaha hoos geeyo magaalada Qardho.

30th May 2025 admin
Doorashadii ka dhacday shalay maamulka Hargeeysa, ayaa qaar ka mid dadka degan Koonfurta Soomaaliya waxa ay ka dhigeeyn wax adduunka kale oo dhan aan ka dhicin. Waxeey ka dhigeeyn doorashada ka dhacday Hargeeysa iyo Burco sidii in maamulka Hargeeysa ay soo saareeyn qalab casri ah oo aan adduunka kale oo dhan lagu arag. Hadaba, waxa […]

30th May 2025 admin
Beelaha SNM qaarkood ayaa Caruurtooda kaadhka codaynta siiyey halka kuwa kalena waayeelkooda loo diiday