Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th May 2025  admin  

Isku Duubni Baa Dugsi Qaranimo iyo dawlad lagu hantiyaa

30th May 2025  admin  

Guul reer Ceerigaabo, Guul Maakhir iyo guul maamulka Puntland iyo ciidanka. Sodonkii sano ee tegay magaalada Ceerigabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa iyada oo la wada degan yahay ayaa hadana beesha Isaaq si gaar u sheegan jirtay, iyaga oo ka faa’iidaysanaya maamulka ay samaysteen ee Soomaliand iyo lacagaha Bulshada caalamku ugu deeqaan maamulkood ee loogu […]

30th May 2025  admin  

Kooxdii Xaliimo Yareey oo ku guulaystay Kursigii Laascaanood ee Maamulka Hargaysa. Gudoomiyahii hore ee  Guddiga Doorashooyinka qaranka Soomaaliyeed Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo yareey) oo ku guul daraysaty inay doorasho dalka ka qabato, ayaa hadda waxay ku guulaysatay arin kale oo ay olalaheeda ay Muqdisho ka waday, lagana yaabo inay ilowsiisay tii Qaranka ee muddada dheer haysay Xaliimo Yareey oo ka […]

30th May 2025  admin  

Ra’iisul Wasaare Rooble:“Xukuumadda waxay xoogga saari doontaa xal u helista fatahaadaha soo noqnoqday” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta socdaal ku tegay magaalada Jowhar ee Xarunta Dowlad-goboleedka Hirshabeelle, isla markaana u kuurgalay saameynta ay fatahaadaha webigu ku yeesheen magaalada ayaa sheegay in Xukuumadda ay xoogga saari doonto xal u helista […]

30th May 2025  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle oo muddo bil ah ay biyo go’odoomiyeen. Booqashada Ra’iisul Wasaaraha ayaa imanaysa iyadoo muddo bil ah magaalada Jowhar ay saddex jiho ay biyo ugaga hareereysan yihiin ayna maciishada nolosha sare u kacday. Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa […]

30th May 2025  admin  

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Xubnaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa magacaabay xubnaha Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee SEIT oo ka kooban 8 xubnood. Maamulka Puntland ayaa noqday maamulkii labaad ee soo magacaaba Guddiga labada heer ee doorashooyinka, iyadoo Jubbaland aheyd maamulkii u horreeyay. Dhowaan ayaa shir lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho waxaa […]