Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st June 2025  admin  

Waxaan ay ka hortagnay damacii maamulka beelaha Isaaq ee doorashada

1st June 2025  admin  

Xildhibaan Geeryooday ayaa Gabeeleey looga codeeyey, helayna codad badan Allah haw naxariistee Cabdirashiid Axmed Guuleed oo ka mid ahaa Musharaxiinta Gabiilay ee maamulka Hargaysa oo bil ka hor geeriyootay , ayaa doorashddii dhowaan lagu qabtay magaaladaas in badan oo ka mid ah kuwii soo aasay, oo geeridiisa ogaa u codeeyEEN iyaga oo diidan in Qof […]

1st June 2025  admin  

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa u magacaabay Agaasimayaal cusub Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Warfaafinta. Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha ayaa loogu magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Saciid Cabdullaahi Calasow. Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo […]

1st June 2025  admin  

Guddiga Xaqiijinta Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ku dhawaaqay in 34 xubnood laga saaray liiska guddiyada doorashooyinka heerarkooda kala duwan. Guddiga Xaqiijinta Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka ee uu Ra’iisul Wasaaruhu magacaabay ayaa ku dhawaaqay in 34 qof oo ka mida xubnihii la soo magacaabay ay baaritaan dheer kadib ay […]

1st June 2025  admin  

Beenta iyo riwaayaddaha waa kuwo meel ay ku dhammaadaan leh, balse xaqiiqada iyo runta waa kuwa aakhirka guuleeysta. Hadaba, doorashadii ka dhacday dhawaan maamul gobleedka Hargeeysa waxaa la huwiyey been, waxaana lagu sheegay in doorashadaas mid la mid ah xittaa ineeysan ka dhicin qaarada Afrika oo idil. Beenta waxaa ka xoog badan runta, waxaana lagu […]

1st June 2025  admin  

Jeegaanta oo u codaysay Habar Awal iyo Garxejis oo kala codeeyey Habar yoonis iyo Ciida gale Garxejis, Isaaq Wadani 1. Abdikariin Ahmed Mooge – GARXAJIS 2. Yaasiin Cumar Yare – GARXAJIS 3 .Cabdirisaaq Wiiwaa. GARXAJIS 4 Faysal Abdirahmaan. GARXAJIS 5. Cabdi Mohamed Farah. GARXAJIS 6. Mawliid Mohamed Gire GARXAJIS HABAR AWAL, ISAAQ KULMIYE 1. Aadan […]