29th January 2023  admin  Category :

Xildhibaan Geeryooday ayaa Gabeeleey looga codeeyey, helayna codad badan

Allah haw naxariistee Cabdirashiid Axmed Guuleed oo ka mid ahaa Musharaxiinta Gabiilay ee maamulka Hargaysa oo bil ka hor geeriyootay , ayaa doorashddii dhowaan lagu qabtay magaaladaas in badan oo ka mid ah kuwii soo aasay, oo geeridiisa ogaa u codeeyEEN iyaga oo diidan in Qof reer hebel ah oo ka soo jeeda beeshii la tartamaysay uu soo baxo

Maxuumkan ayaa ayaa hore u soo noqday agaasimihii guud ee wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha maamulka Hargaysa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*