26th July 2024  admin  Category :

Beenta iyo riwaayaddaha waa kuwo meel ay ku dhammaadaan leh, balse xaqiiqada iyo runta waa kuwa aakhirka guuleeysta. Hadaba, doorashadii ka dhacday dhawaan maamul gobleedka Hargeeysa waxaa la huwiyey been, waxaana lagu sheegay in doorashadaas mid la mid ah xittaa ineeysan ka dhicin qaarada Afrika oo idil.

Beenta waxaa ka xoog badan runta, waxaana lagu tilmaami karaa doorashadii Hargeeysa iyo nawaaxigeeda ka dhacday ineey aheeyd mid qabiil wax lagu dooraney billoow illaa iyo dhamaad. Muuqaalada hoose waxaad ku daawan kartaa xisbiyada maamulka Hargeeysa oo beelaha kalla wareegaya musharixiinta ay beelaha soo xusheeyn. Adduunka ma’ahan in loo gafo oo lala simo doorasho beeleed aan xigmad badan ku dhisneeyn.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*