Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th June 2025  admin  

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam, ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka. Madaxweynaha oo hogaaminayay wafdi ka kooban labada gole ee Dowlada waxaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan labada gole ee Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya. Waxaa Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam, uu Magaalada Muqdisho kaga qeybgalayaa shir […]

6th June 2025  admin  

Ciyaartooydii Soomaaliyeed oo looga dhuuntay Huteel dal kale ku yaal Ciyaart0oydii ku ciyaaraysay magaca Qaranka Soomaaliyeed ee qurbaha laga keenay ayaa hadda iska soo duubay muuqaal murugo ah. Waxay sheegeen inay ku xayiran yihiin dalka Jabuuti oo uu xiriirka kubadda cagta dalka uga dhuuntay. Ciyaartoydan ayaa sheegay in looga baxay ballantii ahayd in laga bixinayo […]

6th June 2025  admin  

Maleeshiyaadka SNM ayaa soo xir xiray dhalinyaro ka soo jeeda beesha Samaroon oo ku labisan calanka Soomaaliyeed Maleeshiyaadka beelaha Isaaq ee SNM ee Magaalada Boorame ee Gobolka Awdal ayaa shalay gelinkii danbe soo xixiray dhalinyaro ilaa 45 gaareysa oo ay kuu eedeeyeen inay iyagoo ku labisan dharka calanka Soomaaliya ay sawiro iska qaadayeen si ay […]

6th June 2025  admin  

Diyaaradda Itoobiya ee nooceedu yahay Boeing 737 oo duulimaadyo ka bilowday Puntland.

6th June 2025  admin  

Xuska 26-June oo lagu qabtay degmadda Badhan ee Gobalka Sanaag.

6th June 2025  admin  

Mowjado kuleel ah oo ka jira gobollo ka mid ah Mareykanka Mowjado daran oo kuleyl ah ayay wajahayaan gobollada waqooyi-galbeed ee Mareykanka ee badda Pacific-ga. Waa xaalad halis ah oo ka taagan gobol ka mid ah dalka oo ay in badan ku nool yihiin iyagoo aan isticmaalin qaboojiyyeyaasha guryaha. Heerkulka maalmaha Sabtida iyo Axadda ayaa […]