Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th June 2025  admin  

Maxkamadda Ciidamada Puntland ayaa Saakay Xukun Dil ah ku Fulisay Kudhawaad Labaatan katirsan Argagixisada Alshabaab. Maxkamadda Ciidamada Puntland ayaa Saakay Xukun Dil ah ku Fulisay Kudhawaad Labaatan katirsan Argagixisada Alshabaab. Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay 18 ka mid ah Maleeshiyaadka Al-shabaab oo horey Maxkamaddu xakun dil ah […]

7th June 2025  admin  

Jowhar diyaarad ayuu u raacaa, Soomaalina wuxuu doonayaa inuu afduubto Maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa sheegay inaanu ka qeyb geli doonin shirka wadatashiga qaran ee lagu wado inuu maanta ka furmo magaalada Muqdisho. War qoraal ah oo kasoo baxay maamulka ayaa lagu sheegay inaan shirkaas lagala tashan, islamarkaana wixii kasoo baxan aanu khusaynin maamulka. Go’aankan ayaa […]

7th June 2025  admin  

M. Farmaajo oo amray IN Caruurtii la dayacay ay Muqdisho yimaadaan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya Mudane Xamse Saciid Xamse ku amray in ciyaaryahan Zayd Muse Ahmed Farah iyo ciyaartooyda kale ee looga tugay dalka Jabuuti kuma amray in ay yimaadaan Caasimada Muqdisho,waxaana Wasiir Xamse uu arintan ku tilmaamay […]

7th June 2025  admin  

Adhi i gaaraya 150 Neef ayaa lagu gubay degaan ka tirsan degmada Hobyo ee gobalka Mudug

7th June 2025  admin  

Maxamad Cabdi Yuusuf” Lixdan iyo Kow Sano kadib waxaa ii muuqata in Soomaali ay Qaranimo Qabiil ka dooratay.

7th June 2025  admin  

Haddii qabiilka Maasai ee Kenya sheegan jireen Lo’da Aduunka , Geelii aduunka joogayna waxa sheegtay beesha Isaaq oo jecel in wax kasta oo caalamka ka jira ay breejeeyaan