Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st June 2025  admin  

Melbourne: Iskuul Islaami ah oo ay dhigtaan Soomaali oo la xiray Iskuul islaami ah oo ku yaalla Galbeedka magaalada Melbourne ee dalka Australia oo 2,000 oo arday oo dhigta ay badankood Soomaali yihiin ayaa galabta albaabada la isugu dhuftay kaddib markii macalin kamid ah barakacayaasha iskuulkaasi laga helay cudurka COVID-19. Guddoomiyaha Jaaliyadda Faarax Maxamuud Warsame […]

1st June 2025  admin  

Wasiirka Maaliyadda X.F.S oo ka qeyb galay Shirka Wasiirrada Maaliyadda Afrika Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle,  ayaa Aalada fogaan Aragga waxaa uu uga qeyb galay Shirka Wasiirrada Maaliyadda dalalka Afrika, Bangiga Adduunka iyo IMF. Shirka ayaa waxaa diirada lagu saaray  arrimaha soo kabashada dhaqaalaha iyo la jaan qaadidda horumarka Digital […]

1st June 2025  admin  

Nacamle Caada qaate ah khaatiyaan baalaga jooga

1st June 2025  admin  

Ra’iisul Wasaare Rooble oo aaladda fogaan aragga kula shiray Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka Kulan fogaan arag ah oo ay caawa yeesheen Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka uuna shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga wadahadlay dardargalinta howlaha doorashooyinka Dalka. Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa Golaha uga warbixiyay halka ay mareyso xallinta khilaafka ka […]

1st June 2025  admin  

Xulka Gobolka Sanaag oo tababar ay ugu diyaar garoobayaan ciyaarta gobolka Bari ku sameeyey Magaalada Garoowe.

1st June 2025  admin  

 Xogtii u dambaysay ee ciidanka lagu tababarayey Eritrea Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay askarta Soomaaliyeed ee tababarka loogu qaaday dalka Eritrea ee soo baxsanaya oo sii kordhaya. Galka Baarista waxa uu la hadlay askar dhowaan kasoo baxsatay dalkaas oo qaarkood soo gaaray Soomaaliya. Dhinaca kale, xog uu helay Galka Baarista ayaa […]