26th March 2024  admin  Category :

Melbourne: Iskuul Islaami ah oo ay dhigtaan Soomaali oo la xiray

Iskuul islaami ah oo ku yaalla Galbeedka magaalada Melbourne ee dalka Australia oo 2,000 oo arday oo dhigta ay badankood Soomaali yihiin ayaa galabta albaabada la isugu dhuftay kaddib markii macalin kamid ah barakacayaasha iskuulkaasi laga helay cudurka COVID-19.

Guddoomiyaha Jaaliyadda Faarax Maxamuud Warsame ayaa arrintan uga warramaya wariyaha VOA Ibraahim Cumar Baafo.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*