Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st June 2025  admin  

Labada Garab ee Dirta Wqooyi oo Gudoomiyaal kala dooray Khadar Xariir Xuseen ayaa markii 3aad loo doortay Guddoomiyaha Guddiga doorashada Dirta Waqooyi ee weli hannaankeeda uu muran ka taagan yahay, iyadoo ay maqan yihiin xubnaha garabka kale ee ka socday Cabdi Xaashi. Garabkii kale ee Gudiga Doorashooyinka Dirta Waqooyi ee Cabdi Xaashi soo magacaabay ayaa […]

1st June 2025  admin  

Deni oo qado sharaf u sameeyay Madaxdii ka qeyb gashay sanad guuradii Puntland Madaxweynaha Puntland oo qado sharaf u sameeyay Madaxdii ka qeyb gashay sanad guuradii Puntland “SAWIRRO” Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada qado sharaf ugu sameeyay Xildhibaan Maxamuud Nuur oo ka tirsan Baarlamaanka Minnesota ee dalka Maraykanka iyo […]

1st June 2025  admin  

Orodyahanka Maxamed Axmed oo kaalinta 2aad ka galay Orodka 5000m ee Olombikada Adduunka. Maxamed Axmed oo asalkiisu yahay Soomaaliya balse u orda dalka Canada ayaa ka galay kaalinta labaad tartanka orodada 5000 mitir ciyaaraha Olombikada adduunka ee ka socda dalka Japan. Maxmed ayaa noqonaya qofkii ugu horeeyey oo lab ah oo kaalintaa galay

1st June 2025  admin  

Farmaajo iyo madaxda Siyaasiyiinta Isaaq maxaa kala qabsaday

1st June 2025  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta daah-furay Shirka Madasha Bangiyada Islaamiga ah oo muddo labo maalmood ah ka socon doona Garoowe. Madaxweynaha ayaa boggaadiyay shirweynaha Bangiyada, wuxuuna rajeeyay in hadii siwanaagsan loo hagaajiyo nidaamka Bangiyada dalka in dalku horumar fiican uu gaari doono. Wuxuuna la wadaagay madaxda Bangiyada ee Shirka ka qeybgalaysa […]

1st June 2025  admin  

Gurduf, Aadeey, Abgaaloow, Iskoo, looxle, iyo Baxwal oo maanta Ciyaar caalami ah ku soo bandhigay Garoonka Mire Awaare ee magaalada Garowe