Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th April 2025 admin
MADAXWEYNAHA DOWLAD GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED OO MAANTA SOO SAAREY LIISKA QAAR KA MID AH MUSHARIXIINTA AQALKA SARE Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicaziz Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta soo saaray liiska qaar kamid ah musharaxiinta u tartameysa Aqalka Sare Baarlamaanka Soomaaliya. Musharaxiinta uu Madaxweynaha Koonfur Galbeed soo saaray ayaa gaaraya ilaa 10 Musharax oo […]

26th April 2025 admin
Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Maxamuud Nuur iyo xubno la socotay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Maxamuud Nuur, Xildhibaanka Aqalka Baarlamaanka ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka iyo wafdi uu hoggaaminayo. Wafdiga Maraykanka ee uu hoggaaminayo Xildhibaan Maxamuud Nuur ayaa Puntland kala qeybgalaya dabaaldega mubaasabadda 1-da August, sanad-guurada […]

26th April 2025 admin
Afhayeenka Ciidammada Booliska Jubbaland ayaa ka warbixiyay qarixii maanta lala eegtay gaari ay saarnaayeen ciyaartoyda mid kamid ah kooxaha heerka koowaad ee horyaalka Jubbaland.

26th April 2025 admin
Qabashada doorashada Aqalka Sare ee Soomaaliya iyo soo xulista xildhibaanada ka mid noqonaya ayaa socota. Sida aan ognahay gobol kasta oo ka mid ah siddeed iyo tobbankii gobol ee dalka, waxaa la siiyey midkiiba 3 xubnood. Hase ahaatee, waxaa jira caqabado badan oo ay ugu weeyn tahay caddaaladdarro baahsan oo ka dhex jirta beelaha dhexdooda […]

26th April 2025 admin
Guddoomiye Cirro oo ka hadlay doorashadii Kismaayo Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya ayaa maanta ka billaabatay magaalada Kismaayo ee Xarunta ku-meel gaarka ah ee maamulka Jubaland. Afarta Sanatar ee maanta ku guuleystey doorashada ayaa kala ah; Ilyaas Badal Gaboose, Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, Cabdirisaaq Maxamed Cusmaan iyo Iftiin Xasan Iimaan Baasto. […]

26th April 2025 admin
Puntalnd oo mamnuucday Deegaanmaysiga Saax Maygaag iyo Sanga jebiye oo dhowaan dagaal ka dhacay.