Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th April 2025 admin
Rooble oo kulan deg-deg ah isugu yeeray guddiga doorashada Dirta Waqooyi Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaliya Maxamed Xuseen rooble ayaa kulan degdeg ah waxa uu isugu yeeray xubnaha Gudiga doorashooyinka Dirta Waqooyi. Kulankan oo ka dhici doona xafiiska Ra’isul Wasaare Rooble ayaa waxaa lagu shaaciyay qoraal ka soo baxay xafiiska wasiiru dowlaha xafiiska ra’iisul wasaaraha iyadoo […]

29th April 2025 admin
Ciyaartii galabta dhex martay gobolda Sanaag iyo Sool ayaa ku soo dhamaatay 4 iyo 4. Baxwal oo ka tirsan xulka gobolka Sanaag ayaa hoggaanka u haya Tartanka kubadda cagta ee Gobollada Puntland Gool dhalinta , sidoo kale wuxuu galabta ahaa ciyaaryahanka ugu wanaagsan kadib markuu 4 Gool ka dhaliyay xulka gobolka Sool.

29th April 2025 admin
Waxaa Magaaladda Boosaaso lasoo gaarsiiyay 480 Haamaha Oksijiinka ah ( Oxygen cylinders) iyo 200 oo xabbo oo Oksijiin nidaamiye ah (Regulators) Qalabkan oo gacanta ay Ku hayaan gudiga soo iibinta Warshadda Ogsijiinta Puntland Sii Loo Yareeyo Dadka U dhimanayaa Ogsijiim La.aanta Loona Haqab tiro Baahida Ogsijiinta. Sido Kale Dhowaan ayaa La Rajayn In ay soo […]

29th April 2025 admin
Mid ka mid ah madaxda Dirta Waqooyi oo diiday ‘soo jeedin ka timid’ Rooble Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa diiday soo-jeedin ka timid ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble, sida uu ku sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray. Cabdi Xaashi ayaa sheegay in kulan shalay dhex maray isaga, Rooble iyo ra’iisul wasaare ku-xigeenka […]

29th April 2025 admin
Xildhibaankii eeday Mucaaradnimada Farmaajo ayaa qoraalkan uu samirku ka muuqdo soo dhigay #Go’aan: Waxaan umadda Soomaaliyeed iyo reer Koonfur Galbeed-ba uga mahadnaqaayaa taageeradooda sidoo kaleed waxaan u ballan qaadaayaa in aan utaagnaan doono difaacidda Dimuqraadiyadda, Qaranimada iyo Horumarka Soomaaliya. Guuleysta🇸🇴 pic.twitter.com/ReEkRZKq5E — Senator Ilyas Ali Hassan (@IlyasAliHassan) August 2, 2021

29th April 2025 admin
Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xarunta Madaxtooyada kaga qeybgalay Xafladda sanad-guurada 23-aad ee Puntland. Munaasabadda waxaa sidoo kale ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dawladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiilada Mudane Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, Mudaneyaal ka tirsan Aqalka Sare iyo […]