Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th April 2025  admin  

Daalibaan oo gudaha u galay Madaxtooyada dalka Afghanistan ee Kabul Dagaalyahanada Daalibaan ayaa gudaha u galay xarunta madaxtooyada Afghanistan saacado kadib markii madaxweyne Ashraf Ghani uu dalka ka cararay. Hoggaanka kooxda, oo ay ku hareereeysan yihiin tobanaan dagaalyahanno hubaysan ah ayaa warbaahinta kala hadlay kursiga awoodda ee dalka.Dhanka kale, afhayeen u hadlay Daalibaan ayaa sheegay […]

30th April 2025  admin  

Beesha Habar yoonis oo Sheekh uga musaafurisay Ceerigaabo maxaad Badhan u tagtay Sheekh Maxamed Ismaaciil  ayaa yidhi :- ” Badhan- baad Tagtay ayaa “.Deg-Deg Sheekh Maxamed Ismaaciil ayaa yidhi :- ” Badhan- baad Tagtay ayaa Layggu Haystaa”

30th April 2025  admin  

Taalibaan oo la wareegtay madaxtooyada Afghanistan Taalibaan ayaa sheeganeysa in ay la wareegeen madaxtooyada dalka Afghanistaan ee ku taalla caasimadda Kabul. Madaxweyne Ghani ayaa saacado kahor ka tagay dalka, balse waxaan weli caddeyn xaaladda rasmiga ah ee aqalka laga xukumo dalkaas. Sida laga soo xigtay wariye gudaha ku sugan oo lagu magacaabo, Bilal Sarwary oo […]

30th April 2025  admin  

Ciidamada Booliska Gobalka Bari Ayaa Howlagalo lagu xaqiijinaayo Amniga ka Sameeyaya Xaafadda Magaaladda Bosaaso.

30th April 2025  admin  

Ra’iisul Wasaare Rooble oo qaabilay wakiilka hay’adda Qoxootiga Adduunka UNHCR ee Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay wakiilka hay’adda Qoxootiga Adduunka UNHCR ee Soomaaliya Magatte Guisee oo ay ka wada hadleen caawinta Qoxootiga  Soomaaliyeed ee dibadda ka soo laabanaya, sidii xal waara loogu heli lahaa dadka dalka gudihiisa ku barakacay […]

30th April 2025  admin  

Khilaaf dhaqan siyaasadeed ayaa ka socda magaalada Ceerigaabo. Dhowaan ayeey ahayd markii dhalinyaro ka soo jeeda beelaha Isaaq ee degan galbeedka magaalada Ceerigaabo ay ka belaabeen Magaaladaas inay derbiyada iyo Dhirta ku sawiraan marada ay gaarka u leeyihiin ay ugu yeedhaan calanka Somaliland. Habeenkii Xalay ayaa dhalinyaro ka soo jeeda Beesha Harti ee degan magaalada […]