Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th April 2025  admin  

Puntland & DDS oo Heshiis kala saxiixday Heshiiskaan ayaa waxaa ka mid ah xoojinta xiriirka Amniga ee labada maamul iyo wada shaqeynta laamaha Amniga. Heshiiskan ayaa ka dhacay degmada Galdogob ee gobolka Mudug. Waxaa ka mid ah sidookale heshiiskan sidii ay uga wada shaqeyn lahaayeen ka hortagga sicir bararka iyo canshuuraha laga qaado bar xuduudeedkaa, […]

30th April 2025  admin  

” Xalay Bosaaso waxa ka dhacay shil xun oo sababay dhimasho iyo dhaawac ” Allah ha u naxariistee waxa shilkan ku geeriyooday Abdiladiif Hussein Mire

30th April 2025  admin  

Carafaat waa wiil da’yar oo dhaawac uu ka soo gaaray shil gaari. Shilka ayaa ka dhigay wiilkan mid aan socon karin. Hadaba, gurmad ay shacabka Soomaaliyeed u soo sammeeyeen, ayuu kaga hellay xooggaa lacag ah oo u sahashay inuu Turkiga yimaado. Hase ahaatee, dhaqtaradii uu la kulmay waxa ay u sheegeen in lugihiisa uu ku […]

30th April 2025  admin  

DAAWO:Qaabka caasimadda Heylaand ee Dhahar loogu soo dhoweeyey koobka Puntland oo gobolkaasi qaaday

30th April 2025  admin  

Maxamed Cabdulaahi Qablan, oo kamid ah musharixiinta kuraasta Golaha Shacabka BJFS ayaa xariga ka jaray mashruuc maalgashi oo ka kooban beero iyo ceel-biyood uu ka hirgaliyay magaalada Ceelbuh ee gobalka Sanaag.

30th April 2025  admin  

Gudigga KMG ee doorashooyinka Puntland TPEC oo xafiis ka furtay Gobolka Sanaag. Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiye ku xigeenka Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland Jaamac Xirsi Faarax uuna ka mid yahay Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ah xubin Guddiga ka tirsan ayaa maanta xarig jaray xafiiska gobolka Sanaag ee Guddiga Doorashooyinka Puntland. Furitaanka xafiiska oo ay kasoo qaybgaleen […]