29th January 2023  admin  Category :

Puntland & DDS oo Heshiis kala saxiixday

Heshiiskaan ayaa waxaa ka mid ah xoojinta xiriirka Amniga ee labada maamul iyo wada shaqeynta laamaha Amniga.

Heshiiskan ayaa ka dhacay degmada Galdogob ee gobolka Mudug.

Waxaa ka mid ah sidookale heshiiskan sidii ay uga wada shaqeyn lahaayeen ka hortagga sicir bararka iyo canshuuraha laga qaado bar xuduudeedkaa, iyo ka hortagga deegaameyn cusub oo halkaasi laga sameeyo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*