28th March 2024  admin  Category :

Gudigga KMG ee doorashooyinka Puntland TPEC oo xafiis ka furtay Gobolka Sanaag.

May be an image of 3 people and people standing

May be an image of outdoors

Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiye ku xigeenka Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland Jaamac Xirsi Faarax uuna ka mid yahay Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ah xubin Guddiga ka tirsan ayaa maanta xarig jaray xafiiska gobolka Sanaag ee Guddiga Doorashooyinka Puntland.

Furitaanka xafiiska oo ay kasoo qaybgaleen qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa xubnaha Guddigu sheegeen in xafiisku ka shaqayn doono sare uqaadida fahamka dadweynaha gobolka sanaag ee Hanaanka axsaabta badan ee Puntland iyo habsami usucodka shaqada Guddiga.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*