31st January 2023  admin  Category :

Carafaat waa wiil da’yar oo dhaawac uu ka soo gaaray shil gaari. Shilka ayaa ka dhigay wiilkan mid aan socon karin. Hadaba, gurmad ay shacabka Soomaaliyeed u soo sammeeyeen, ayuu kaga hellay xooggaa lacag ah oo u sahashay inuu Turkiga yimaado. Hase ahaatee, dhaqtaradii uu la kulmay waxa ay u sheegeen in lugihiisa uu ku socon doono, balse waa in uu hellaa lacag dhan illaa $20,000 oo dollar. Wiilkan ayaan heeysan ehel aan aheeyn ummadda Soomaaliyeed.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*