Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st May 2025  admin  

Taliyaha Ciidanka Difaaca Aaga Golis – Puntland  oo kor-meer shaqo ku taggay fariisimaha ciidamada difaaca Gaashaanle Sare Saciid Nuur Shire Taliyaha Ciidamada difaaca dawlad Goboleedka Puntland ee silsilada Golis, ayaa kormeer shaqo ku taggay qaar ka mid ah fariisimaha iyo goobaha kale ee shaqo ay ku sugan-yihiin ciidamadu ee buuralayda silsilada Golis, waxa uu u […]

1st May 2025  admin  

Deni iyo Wefti balaaran oo uu hoggaaminaayo ayaa maanta safar shaqo ku gaaray magaaladda Garacad ee gobolka Mudug.

1st May 2025  admin  

Dalka Soomaaliya hoggaankiisa kala duwan ee heer federaal iyo mid maamul goboleed dhammaantood ayaa shacabka Soomaaliyeed iyo caalamkaba tusay ineey yihiin kuwo masaalix gaar ah ay dabbada ka wada riixeeyso oo aan laheeyn hoggaamin dhab ah si loo samatabbixiyo dalka uu burburka daashaday. Waxaa intaas dheer, dad hoggaanka dalka soo qabtay iyo kuwo sheeganaya ineey […]

1st May 2025  admin  

Waxaa maalmihii ina soo dhaafay oo dhan aan maqleenay dad leh ra’iisal wasaaraha ayaa lagu wareejiyey awoodii dalka, waxa uuna xaq u leeyahay inuu shaqada ka ceeriyo qofkii uu doono. Waxaa ceeyb ah in qof weeyn uu meel isla soo taago ra’iisal wasaaraha ayaa wax kasta lagu wareejiyey. Farmaajo markii uu hortagey baarlamaanka waxa uu […]

1st May 2025  admin  

Madexweynaha Puntland oo xarigga ka jaray Garoonka kubadda Cagta Cawaale Stadium Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta xarigga ka jaray Garoonka Kubadda Cagta Gaalkacyo ee Cawaale Stadium oo si casri ah loo dhisay. Madaxweynaha ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee uu ka koobanyahay dhismaha Garoonka Cawaale Stadium, Wuxuuna khudbadiisii ku bogaadiyey […]

1st May 2025  admin  

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay qaar ka mid ah xubnaha Wakiillada Beesha Caalamka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah xubnaha Wakiillada Beesha Caalamka oo ay ka wada hadleen xaaladda dalka gaar ahaan arrimaha taagan ee saameynta ku leh amniga, siyaasadda iyo arrimaha geedi-socodka […]