29th March 2024  admin  Category :

Waxaa maalmihii ina soo dhaafay oo dhan aan maqleenay dad leh ra’iisal wasaaraha ayaa lagu wareejiyey awoodii dalka, waxa uuna xaq u leeyahay inuu shaqada ka ceeriyo qofkii uu doono. Waxaa ceeyb ah in qof weeyn uu meel isla soo taago ra’iisal wasaaraha ayaa wax kasta lagu wareejiyey.

Farmaajo markii uu hortagey baarlamaanka waxa uu ku yiri, “Golaha sharafta leh waxaan rabbaa inaan caddeeyo in Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu hoggaamin doono diyaarinta iyo hirgellinta Doorashada iyo Amniga Doorashada. Sidoo kalle, fullinta qorshaha Amniga sida waafaqsan dastuurka dalka waxaa iska leh ra’iisal wasaaraha. Waxaan farayaa xukuumadda ineey u diyaar garawdo howshaas baaxadda leh.’

Waxaa sidaa loo sammeeyey kadib markii musharixiinta qaar ka mid ah ay sidaas dalbadeen, balse ra’iisal wasaaraha waxa uu dhex galay wax aan shaqadiisa aheeyn isaga oo fullinaya wadamo shisheeye iyo shaqsiyaad danahooda.

Hoos ka daawo qudbadii uu Madaxweeyne Farmaajo ka hor jeediyey baarlamaanka ee uu ku sheegayey waxa uu ku wareejiyey Ra’iisal Wasaare Rooble adiga oo ka billaabaya daqiiqada 14aad ee muuqaalka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*