Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st May 2025  admin  

La-taliyaha Madaxweynaha Soomaliya ee dhanka Amniga ha la siiyo xoriyaddiisa Dawladda Federaalka Soomaaliya waxa ay ka xuntahay falka xadgudubka ku ah xuquuqda musaafiriinta iyo shuruucda caalamiga ah ee Dawladda Jabuuti ay garoonka diyaaradaha Jabuuti ku xannibtay Lataliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha JFS Mudane Fahad Yaasiin Xaaji Daahir iyo Saraakiisha Soomaaliyeed ee wehelisa.

1st May 2025  admin  

Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Puntland, Koonfur Galbeed, Jubaland, Galmudug iyo Hirshabelle; Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni, Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, Madaxweyne Axmed Maxamed Islaan, Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Madaxweyne Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa caawa waxay khadka telefoonka uga wada hadleen xaaladda amni iyo siyaasadeed ee Dalka […]

1st May 2025  admin  

Kursiga Farmaajo Fadhiyo tegi Maayee ee yaan Soomaali lagu kala tegin. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo in badan oo ka mid ah beesha Daarood ay ku dhaliilayeen cunaqabatayntii uu la daba joogay maamulada Puntland iyo Jubbaland, dhiiranaantii uu ku dhiiraday in hor fariisto jabhadda Canaasiirta ah ee SNM ee doonaysa inay dalka go’ayaan , […]

1st May 2025  admin  

Madaxweyne Farmaajo ma hakin karaa awoodaha R/W Rooble? Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay inuu hakiyey awoodihii Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble. War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska madaxwynaha ayaa lagu sheegay in Ra’iisul Wasaaraha uu qaadanayey go’aanno aan laga firsan iyo inuusan wada shaqyan la lahayn madaxweynaha. Haddaba falanqayn dhinaca sharciga ah ayaa Falastiin Axmed […]

1st May 2025  admin  

Farmaajo oo shaqo joojin ku sameeyey Ra’isul wasaare Rooble Muqdisho, Sebteembar 16, 2021; Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo; Markuu arkay tallaabooyinka khilaafsan Dastuurka KMG ah ee uu qaaday Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble sida ku cad Qodobka 87aad, Xarfaha (b) iyo (c) iyo Qodobka 90aad, Xarfaha (b), (c) iyo (e); Markuu ka […]

1st May 2025  admin  

Jowhar: Waxaa si habsami leh u socota doorashada Aqalka Sare ee Hirshabele. Hadaba doorashadii maanta waxaa ku soo baxay Dr: Cusmaan Dufle, meesha Tarsan oo la filayey inuu ku soo bixi doono tartanka kursiga uu ku haray wareegii koowaad. Maalinta berri ah oo ay Khamiis tahay ayaa lagu wadaa in la soo gabagabeeyo doorashada aqalka […]