23rd October 2021  admin  Category :

Madaxweyne Farmaajo ma hakin karaa awoodaha R/W Rooble?

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay inuu hakiyey awoodihii Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska madaxwynaha ayaa lagu sheegay in Ra’iisul Wasaaraha uu qaadanayey go’aanno aan laga firsan iyo inuusan wada shaqyan la lahayn madaxweynaha.

Haddaba falanqayn dhinaca sharciga ah ayaa Falastiin Axmed Iimaan waxay weydiisay garyaqaan Daahir Maxamed Carab oo ah sharciyaqaan ku sugan Muqdisho.


One thought on “Madaxweyne Farmaajo ma hakin karaa awoodaha R/W Rooble?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*