29th January 2023  admin  Category :

La-taliyaha Madaxweynaha Soomaliya ee dhanka Amniga ha la siiyo xoriyaddiisa

Dawladda Federaalka Soomaaliya waxa ay ka xuntahay falka xadgudubka ku ah xuquuqda musaafiriinta iyo shuruucda caalamiga ah ee Dawladda Jabuuti ay garoonka diyaaradaha Jabuuti ku xannibtay Lataliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha JFS Mudane Fahad Yaasiin Xaaji Daahir iyo Saraakiisha Soomaaliyeed ee wehelisa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*