Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st May 2025  admin  

Rooble oo guddoomiyay Shir ay habka fogaan aragga caawa ku yeesheen madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka oo Ra’iisul Wasaaraha Sooomaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay Shir ay habka fogaan aragga caawa ku yeesheen madaxda Golaha Wadatashiga Qaran ee Somaliya oo diiradda lagu saaray habsami u socodka howlaha doorashooyinka Somaliya iyo in sida ugu dhaqsiyaha badan […]

1st May 2025  admin  

Ciidamada ku xareysan dugsiga tababarada Gen. Careys Godod ee tababarka dhawaan loosoo xirayo ayaa sameeyay dab-rid iyo guuraha habeenkii,Hubka noocyadiisa kala duwan ayay Ciidamadu ku sameeyeen dab-ridka.

1st May 2025  admin  

Guddoomiya ku Xiggeenka Amniga Gobolka Banaadir, Cali Cabdi Wardheere ayaa ka waramay soo laabashada Fahad Yaasiin. Wardheere ayaa sheegay in Fahad Yaasiin markii uu xilka Hay’adda Nabad Sugida la wareegay uu wax badan ka qabtay amniga Muqdisho, ayna nafis badan heleeyn.

1st May 2025  admin  

Madaxweeyne DF ee Soomaaliya Maxamed Ca/laahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirada cusub ee dalalka Indooniishiya iyo Neeyjeeriya.

1st May 2025  admin  

Wasiirka Duulista iyo Garoomada Puntland Ilyaas Osman ayaa booqday garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo. Wasiirka ayaa sheegay in dhawaan ay magaalada Gaalkacyo duulimaadyo toos ah ay ka billaabi doonto diyaaradda Itoobiya laga leeyahay. Diyaaradda Ethiopian Airline ayaa fududeeysay socdaalada ay Soomaali badan ugu baxayaan dalka iyo kuwa ka imanaya intaba.

1st May 2025  admin  

Ahmed Hussen oo ka tirsan xisbiga Liberal ee dalka Kanada (Canada) ayaa mar kale dib loo soo doortay. Sidoo kale, waxaa ka qeeyb galayey doorashada ka dhaceeysay dalka Kanada illaa afar kale oo Soomaali ah, balse weey adagtahay ineey afartaa kale ay ka guulleeystaan xisbiyada kale ee tartanka kula jira.