5th February 2023  admin  Category :

Wasiirka Duulista iyo Garoomada Puntland Ilyaas Osman ayaa booqday garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo. Wasiirka ayaa sheegay in dhawaan ay magaalada Gaalkacyo duulimaadyo toos ah ay ka billaabi doonto diyaaradda Itoobiya laga leeyahay. Diyaaradda Ethiopian Airline ayaa fududeeysay socdaalada ay Soomaali badan ugu baxayaan dalka iyo kuwa ka imanaya intaba.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*