18th July 2026 admin Category :
Madaxweeyne DF ee Soomaaliya Maxamed Ca/laahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirada cusub ee dalalka Indooniishiya iyo Neeyjeeriya.