26th April 2024  admin  Category :

Rooble oo guddoomiyay Shir ay habka fogaan aragga caawa ku yeesheen madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka oo

Ra’iisul Wasaaraha Sooomaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay Shir ay habka fogaan aragga caawa ku yeesheen madaxda Golaha Wadatashiga Qaran ee Somaliya oo diiradda lagu saaray habsami u socodka howlaha doorashooyinka Somaliya iyo in sida ugu dhaqsiyaha badan loo bilaabo doorasha xildhibaannada Golaha Shacabka ee Barlamaanka Somaliya, iyadoo la tix raacayo jadwalkii doorashooyinka dalka.

Image

Guddoomiyaha Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Federaal oo shirka qeyb ka ahaa, ayaa Golaha Wadatashiga Qaran la wadaagay warbixin ku saabsan howlaha guddiga ee ku aaddan hab sami u socodka howlaha doorashooyinka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*