Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd May 2025  admin  

Siyaasiyiinta Isaaq oo u soo jawaabay Soomaali inteeda kale iyaga oo guul u arka Umulaha ay dooxdeen

3rd May 2025  admin  

XILDHIBAANADA LABADA GOLE EE KA SOO JEEDA BEESHA DIGIL IYO MIRIFLE OO MAANTA MUQDISHO SHIR JARAA’ID KU QABTEY SI KULULNA UGA HADLEY DHIBAATADII AY SOMALILAND U GEEYSATEY SHACABKA KOONFUR GALBEED EE KU DHAQANAA LAASCAANOOD

3rd May 2025  admin  

Qaar kamid ah dadkii dhawaan laga soo musaafuriyay Magaalada Laasa-caanood ayaa go’aansaday inay dib ugu soo laabtaan deegaankooda,xilli ay Maamulada Galmudug iyo Puntland si wadajir ah u sagootiyeen.

3rd May 2025  admin  

ABWAAN BADAL OO SI KULUL UGA HADLEY DHIBAATADA AY beesha Isaaq MAGAALADA LAASCAANOOD UGU GEYSteen SHACABKA DIGIL IYO MIRIFLE

3rd May 2025  admin  

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Dhigiisa Qatar oo si wada jir ah u shir guddoomiyay shir muhiim ah Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Dhigiisa Qatar ayaa wada jir u guddoomiyay kulan xubnaha Wasiirrada ah ee qeybta ka ah wefdiga Ra’iisul Wasaaruhu la yeesheen dhiggooda dalka Qatar. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray […]

3rd May 2025  admin  

“Laascaanood wixii ka dhacay waa isir nacayb & Soomaali nacayb & Dulmi laga galay shacanbkii sida qasabka ahayd looga barakaciyay laascaanood oo loo adeegsaday awood dowladeed”