Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th May 2025  admin  

Xirmooyinka shidaalka oo badankood maray dhinaca Soomaaliya Macluumaad ay idaacadda VOA ka heshay ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in kadib xadaynta ay Maxkamadda Caalamiga ah ee Garsoorka ICJ ka samaysay xuduudda badda Soomaaliya iyo Kenya ay inta badan xirmooyinka la tuhunsan yahay inay ku jiraan shidaalka iyo khayraad kale ay marayaan dhinaca Soomaaliya ee […]

4th May 2025  admin  

Wiil uu dalay la taliyihii hore ee RW Soomaaliya ayaa dilka gaystay Wararka ka imanaua dalka Britain ayaa sheegaya in lag dhawaaqay Booliiska dalka Britain ay ku dhawaaqeen magaca ninka asalkiisu yahay oo haysta dhalashada British ee dilay xildhiba David Amessan oo ka tirsanaa baarlamaanka Britain. Ninka loo haysto dilka xildhibaanka ayaa magaciisa lagu sheegay […]

4th May 2025  admin  

Xaflad loogu mahadcelinayo wafdigii Soomaaliya ku matalayay dacwadda badd Munaasabad loogu mahad celinayo wefdigii  Soomaaliya ku matalayay dacwaddii baddeenna uuna goobjoog ka yahay  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka socota Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha dalka. Xafladda ayaa waxaa kaloo ka qeyb galay xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Xukuumadda, Diblomaasiyiin, waxgarad, aqoonyahanno […]

4th May 2025  admin  

Haweeneey kasto oo aan dilo waxaan ku qaadanayay 3 boqol oo doolar” Nin qirtay inuu kufsaday saddex dumar ah ka hor inta uusan dillin ayaa falkaan argagaxa leh wuxuu dusha ka saaray oo uu ku eedeeyay kaniisad ku taala magaalada Kiambu ee dalka Kenya, sida uu qorayo wargayska NATION ee ka soo baxa dalkaas. Wuxuu […]

4th May 2025  admin  

Lafta Gareen oo qaabilay guddiga KMG ee gargaarka dadkii beesha Isaaq soo tarxiileen Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa qasriga Madaxtooyada magaalada Baydhabo ku qaabilay Guddiga ku-meel gaarka ee gargaarka dadkii laga soo  musaafuriyey Magaalada Laascaanood ee Maamulka Soomaliland. Mudane Cabdicasiis Laftagareen ayaa ugu horeyn Guddiga ka dhagaystay warbixin ku […]

4th May 2025  admin  

Hay’adda QM oo ka hadashay Soomaalidii ay beesha Isaaq soo Barakiciyee Hay’adda Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dadka laga soo saaray magaalada Laascaanood iyo nawaaxigeeda ay haatan gaareen 7,250 qof. Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan xiriirinta arrimaha bani’aadminnimada ayaa war qoraal ah oo uu saaray maanta ku sheegay in 24 qoys oo kale iyagana la […]