5th February 2023  admin  Category :

Xaflad loogu mahadcelinayo wafdigii Soomaaliya ku matalayay dacwadda badd

Munaasabad loogu mahad celinayo wefdigii  Soomaaliya ku matalayay dacwaddii baddeenna uuna goobjoog ka yahay  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka socota Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha dalka.

Xafladda ayaa waxaa kaloo ka qeyb galay xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Xukuumadda, Diblomaasiyiin, waxgarad, aqoonyahanno iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, kaasi oo iminka ka socoto xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*