8th February 2023  admin  Category :

Wiil uu dalay la taliyihii hore ee RW Soomaaliya ayaa dilka gaystay

Wararka ka imanaua dalka Britain ayaa sheegaya in lag dhawaaqay Booliiska dalka Britain ay ku dhawaaqeen magaca ninka asalkiisu yahay oo haysta dhalashada British ee dilay xildhiba David Amessan oo ka tirsanaa baarlamaanka Britain.

Ninka loo haysto dilka xildhibaanka ayaa magaciisa lagu sheegay Cali Xarbi Cali,oo aan hore loogu tuhunsanayn in uu kamid yahay dadka ay hay’adaha sirdoonka Ingiriiska ku tuhunsanayeen argagaxiso.

Harbi Ali Kullane , oo horay u ahaa la taliyaha Raisul wasaaraha Soomaaliya, sida la sheegayna ka degan magaalada London Xaafadda maalqaeenada ayaa dhalay wiilka dilka gaystay

https://news.sky.com/story/sir-david-amess-murder-terror-suspect-accused-of-killing-mp-is-son-of-former-top-aide-to-somali-pm-12436198

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*