Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th May 2025  admin  

Tan iyo markii la xukumay dacwadda badda waxa aan maqleenay dad leh baddii inteedii badneed annagaa naloo xukumay, qaar kale waxeey leeyihiin in Kenya 12 mile la siiyo khalad ayeey aheed, kuwo kale waxeey eeda muranka badda dusha ka saarayaan raggii billaabay heshiiskii is afgaradka ahaa ee Kenya iyo Soomaaliya. Maanta waxaa la leeyahay 12mile […]

5th May 2025  admin  

Doorasho qof iyo cod ah oo ka dhaceysa Puntland Maamul Goboleedka Puntland ayaa markii ugu horaysay qabanaya doorasho qof iyo cod ah oo dadweynaheedu ku dooranayaan xubnaha golaha deegaanka ee matalaya, waxaana doorashadan hordhaca ay u tahay hirgelinta nidaamka axsaabta badan. Saddexda degmo ee kala ah Qardho, Ufeyn iyo Eyl ayaa loo doortay in lagu […]

5th May 2025  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni Ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, ayaa galabta Albaabada ku qaaraacay qaar ka mid ah dadweynaha magaalada Qardho, isagoo weydiistay codkooda in ay siiyaan Urur Siyaasadeedka KAAH, oo ah kan hirgeliyay Nidaamka dimuqraadiyadda Puntland ee taabagalay. Madaxweynaha waxaa weheliyay Guddoomiyaha KGM ah ee Degmada Qardho Maxamed Buraale oo sidoo […]

5th May 2025  admin  

Udiyaar Garowgii ugu danbeeyay ee Doorashada  GD Puntland oo heer geba gabo ah maresa Waxaa soo dhamaaday Olalihii isu soo baxyada Ururada ee ay kula hadlayeen taageerayaashooda saddexdaani degmo, waxaa la diyaariyay Dhamaanba agabkii kala duwanaa ee doorashada iyo codbixiyeyaasha loogu talagalay iyadoo waqtiga codbixinta ay naga xigaan saacado kooban uun. Guuleed Saalax Bare Guddoomiyaha Guddiga […]

5th May 2025  admin  

NEWS Ra’iisal Wasaare Rooble Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Sacuudiga Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Sacuudiga ee Kenya Mudane Khaalid Cabdalla Alsalmaan oo dalka soo gaarsiiyay deeq macaawino ah oo ka timid Xarunta Gargaarka Boqor Salmaan. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Dowladda Sacuudiga iyo Boqor Salmaan […]

5th May 2025  admin  

Wasiirada Hirashabeele iyo Federaalka oo inta Muqdisha wada jooga oo kulmay Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka, Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo ay wehliyaan Agaasimaha Xalka Waara Marwo Zahra Cabdi Mohamed, Madaxa xariirka deeqaha ee Bahwadaagta Soomaaliya Mudane Asad Yuusuf, ayaa maanta kulan kula qaatay xarunta Wasaaradda Wasiirka Qorsheynta Hirshabeelle iyo Madaxa Hay’adda NIS- Soomaaliya, kaasoo looga […]