6th February 2023  admin  Category :

NEWS

Ra’iisal Wasaare Rooble Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Sacuudiga

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Sacuudiga ee Kenya Mudane Khaalid Cabdalla Alsalmaan oo dalka soo gaarsiiyay deeq macaawino ah oo ka timid Xarunta Gargaarka Boqor Salmaan.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Dowladda Sacuudiga iyo Boqor Salmaan uga mahadceliyay taageeradooda joogtada ah ee Soomaaliya.

Dhawaan ayaa ra’iisul wasaare Rooble waxa uu baaq u direy dalalka caalamka si ay kaalmo uga geystaan abaaraha ka jira gobolka Jubbada Hoose iyo Gedo ee dalka Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*