Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th May 2025  admin  

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Taliyaha ciidamada Booliska Puntland Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 32 ee 1-da November 2021 kuna saabsan magacaabid Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Markuu arkay:  Dastuurka  Dowlad Goboleedka Puntland Qodobkiisa 80-aad. Markuu arkay: Baahida loo qabo Dar-dar gelinta Amniga. Markuu […]

4th May 2025  admin  

Watchdog pressed to release further information about man who died after release from custody https://t.co/2UjB9WZPAS?amp=1

4th May 2025  admin  

Qoraal ka soo baxay Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa ka soo horjeestey qodob kamid ah habraacyadii ay soo saareen Guddiga Doorashooyinka Beelaga Isaaq . Qodobka ay diideen guddigan ayaa ah mid sheegaya in wixii khilaafaad ah ee ay Guddiga xulista ergooyinka beeluhu xallin kari waayaan ay xallin doonaan Guddoonka Sare ee Doorashooyinka Somaliland. Habraaca ay […]

4th May 2025  admin  

RW Rooble oo kormeeray goobta ay ka dhaceyso doorashada beesha Isaaq Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta kormeeray goobta ay ka dhacayso  doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee beesha Isaaq , taas oo berri ka bilaabaneysa Muqdisho. Xaruntaan ayaa ku dhex-taalla dugsiga tababarrada booliska Soomaaliyeed ee Jeneraal Kaahiye, Ra’iisul wasaaraha ayaana u […]

4th May 2025  admin  

Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Soomaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray Garowe ayadoo madaarta Garowe ay kusoo dhaweeyeen dhaigiisa Puntland.

4th May 2025  admin  

Dawladda Maraykanka ayaa ugu baaqday falaagada Tigreega Sabtidii in ay isaga baxaan gobollada Axmaarada iyo Canfarta ee waqooyiga Itoobiya, halkaas oo uu dagaalku sii xoogeystay. Bayaan ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ayaa sidoo kale ku booriyay kooxda Tigray People’s Liberation Front (TPLF) inay “joojiyaan horumarkooda gudaha iyo hareeraha magaalooyinka Dessie iyo Kombolcha.” Fallaagada Tigreega […]