2nd December 2021  admin  Category :

Qoraal ka soo baxay Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa ka soo horjeestey qodob kamid ah habraacyadii ay soo saareen Guddiga Doorashooyinka Beelaga Isaaq .

Qodobka ay diideen guddigan ayaa ah mid sheegaya in wixii khilaafaad ah ee ay Guddiga xulista ergooyinka beeluhu xallin kari waayaan ay xallin doonaan Guddoonka Sare ee Doorashooyinka Somaliland.

Habraaca ay soo saareen Guddoomiyaha aqalka sare iyo ra’iisul wasaare ku xigeenka ayaa meesha ka saaray doorka Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka.

Halkan hoose ka aqriso qoraalka ay soo saareen guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka;

guddiga xallinta khilaafkaadka doorashooyinka oo ka horyimid habraaca doorashada somaliland

1 thought on “Guddiga Xallinta Khilaafkaadka Doorashooyinka Oo Ka Horyimid Habraaca Doorashada SNM

  1. Jirac

    ALLSANAAG MEDIA WAAD BAQDEEN
    HA POST GAREYNINA

    HA BAQININA MAANTA DUNIDAN DADKII XISHOODA WAA LAGU TUNTAA WAAN OGAHAY INAAD ANIGANA II BAQEYSAAN SIRDOONKA INAY AKHRISTAAN WAAN OGAHAY. ADEERAYAALOW INTAAN KA BAQI KARAY WAAN KA BAQAY MAALINTA AY II YIMAADAANA I’M OK WAA ARKAYAA WAX AAN BI’IYEY MA JIRAAN” HAA WAA IRI FUCK UK WAANA SABABTAN. 1. IYAKAA IMPERIALIST AHAA OO 1.2 MILLION DADKANAGA AH DILAY. 2. IYAKAA DADKANAGA QEYBSHAY WALIBA DAAROOD.3 IYAKAA ISAAQ FUND GAREEYA LACAGTA DHIIGA CARUURTA LAGU QUBO. LACAGTOODA MEESHAY RABAAN BAY KU BIXIN KARAAN LAKIIN IN LA XUSUUSIYO INAY NAGU SOO KICINAYAAN DHIB HORE MID HOR LEHNA ABUURAYAAN MARKA SABABTA AAN U DHAHAY WEEYE MAANTA DUNIDAN QOFKII AAMUSAN OO XISHOODA WAA LAGU TUNTAA. MARKA ADEERAYAALOW I GIVE UP XISHOODKIINA WA TUURAY AND I DONT CARE EVEN IF I GET IN TO A JAIL FOR INSULTING UK THEY DO EVIL MEELKASTA OO AY CAG DHIGEEN IMPERIAL KII ENGLISH DHIBAATO BAA KA TAAGAN AAN MARKALE IDIN XUSUUSIYO DHULKANAGII KENYA 🇰🇪 BAY QEYB HOOS GEEYEEN NFD OO WALIBA XITAA DAMICII KENYA KULA SAFTEEN AY BADA KU HUNGURIYEYSAY. ETHIOPIA SOMALI STATE WAAD OGTIHIIN DHIBKII IYO DAGAAL KII 1977 6 THOUND IN HAL ASBUUC FUCKING SOVIET KII OR FUCKING RUSSIA 🇷🇺 IYO CUBA 🇨🇺 NAAS DHEER NAGA DILEEN” FIIRI ADEERAYAALOW WAXA DHIB NAGU DHACAY WAXAA UGU YAR HARGEYSA LACAGTA AY KA HESHO EE DADKANAGA LAGU XASUUQAY OO UU U DANBEEYEY INANKEENII MOHAMED RAHIMUHULLAH. WAA KU QALDANAA INSTEAD OF TACSI INAAN INAAN DHOOBO IYO GAAS SWIPE AMA UL KU DHUFTO HERE’S WHY U FIIRSADA “ WAXAA LOO KEENAY LABO ARIN LOGISTICAL HUB IN CHINESE KA DHISO LASQOREY IYO IN AY KA DABA TAGAAN INVESMENT TIGA EMARATES KU SAMEYSANAYO BOSSASO IYO BERBERA WAXAY QAATEEN EMARATES OO BOOS CELIS U QAATAY BOSSASO BERBERA NA DHISAY SI UU UGULA CHALLENGE GAREEYO CHINESEKA IYO REER DJIBOUTI DEKEDOODA EE DORALEH. ANAGA WAXAY AHEYD OO INTEREST GA YAGU AHAA CHINESE KA. MARKA GAAS MUSUQIISA AYAA BADNAA OO DHIBAATO UU GEYSTAY AYAAN ASBUUC KU SOO XALIYEY IN LAKALA FUR FURO. DHOOBO DAAREED ASNA WAA NIN INA ADEER KEEN AH KU GARAB SIIN MAAYO QALAD. SIDOO KALE NINKA LAGU SIGTAY CALI XAAJI WARSAME ISAGANA SIDOO KALE QOFKII DADKA IYO DEEGAAN KA DENBI KA GELA HE/SHE WILL BE HELO ACCOUNTABLE ISAGU WALIBA DADKII SHAATIGA SHAYDAAN KA ISAAQ KU BILAABAY BUU KU JIRAY EE FAHMI WAAYEY MUJRIMKA HABAR GIDIR IYO CIIDANKA ISAAQ U BADAN EE SNM OO HUBEYSAN EE BOSSASO DHEX TAAGAN IYADOO XABADI KA DHACAYSO GALKACYO. MARKA WALAALAYAALOW DHAMANTAYO WEYNU JECELNAHAY IN DADKANAGA NABAD HELAAN HORUMAR HELAAN WAXAANA DADKANAGA U JIHEYNEYNAA MEESHA HORUMAR KA HELIYAAN WAAYO INFRASTRUCTURE BAY U BAAHAN YIHIN SO BAD IYO INAAN XISHOONO OO LA’INAGU TUNTO WAXAAN DOORTAY INAAN XISHOON QOFKII BAQAYA ISAGAY U TAALAA DIINTEENAA QABTA “EYE FOR AN EYE” WAAYO CARUUR LEYN 30 YEARS, LOOTING, RAPE, AND ETHNIC CLEANSING MA QAADANAYO NO MORE RUSSIA 🇷🇺 AND UK 🇬🇧 NA KAMA BAQAYO WAAYO DHIBKA AY INOO GEYSTEEN MA ILOWSANI FUCK YOU WAX KA DHIMIMEYSO LAKIIN WAA LA ISKA DHACSHO IMPERIAL KA GENOCIDAL KA AH WAXA DHIBKU NOOGU DHACAYAA WAXAA WEEYE XAQIIQA BAYNU KA AANUSNAY, AND I’M NO COWARD NOR SCARED FOR HYPOCRITES I’M NOT GOING TO SILENCED UNTIL I DIE FOR SEFENDING NY PEOPLE SO CALM DOWN AND TAKE IT EASY IGA QORA ERAYGAAN MAANTA “WAALI WAALI BAA SAXDA” BUT I’M NOT CRAZY. HA BAQININA ADEERAYAALOW 1884 EUROPEAN CURSE IN BERLIN BAAN KA DABA TAGEYNAA INSHA ALLAH 1.2 MILLION OUR GRAND FATHERS BLOOD 🩸 WILL NEVER EVER BE WASTED NOR RUSSIAN GENOCIDE FOR SOMALI ARMY WILL NEVER BE FORGOTTEN EITHER.
    BISMILLAHI RAHMANI RAHIM
    WASALAAMU CALAYKUM WARAHMATULLAHI WABARA KAATUHU

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*