1st December 2021  admin  Category :

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Taliyaha ciidamada Booliska Puntland

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 32 ee 1-da November 2021 kuna saabsan magacaabid Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland

Markuu arkay:  Dastuurka  Dowlad Goboleedka Puntland Qodobkiisa 80-aad.

Markuu arkay: Baahida loo qabo Dar-dar gelinta Amniga.

Markuu la tashtay: Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland.

Markuu Tixgeliyey: Aqoontiisa, kartiisa iyo waayo-aragnimadiisa Ciidannimo.

Wuxuu xeeriyey:

  1. Waxaa Sareeyo Guuto Maxamed Cali Xaashi loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Dowlad Goboleedka Puntland.

*Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*