Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th May 2025  admin  

Golaha Wasiirada Puntland oo ansixiyay Miisaaniyadda Puntland ee sanadkan oo dhan Golaha Wasiirada Puntland oo ansixiyay Miisaaniyadda Puntland ee sanadkan oo dhan  Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo toddobaadkan lagu ansixiyay Miisaaniyadda Puntland ee sanadkan oo dhan $354,039,039. Kulanka oo uu ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed […]

5th May 2025  admin  

Somali-American college athlete jamaaad is a basketball star, racking up millions of views on social media for her skills on the court. For her, this new-found fame is the perfect shot to inspire a new generation. Somali-American college athlete @jamaaad is a basketball star, racking up millions of views on social media for her skills […]

5th May 2025  admin  

Mid ka mid madaxdii Garabka Asmata ee oo si qarsoodi ah Soomaaliya ku kenay Diyaaradaha aan Darewalka lahayn. Garabka Asmara waa meesha ay ka soo farcameen argagxisada Soomaaliya Ciidamada NISA ayaa gacanta ku dhigay diyaarado Drones ah oo laga keenay dalka Turkiga, kuwaasoo xamuul ahaan looga soo dejiyay garoonka diyaaradaha Muqdisho. Diyaaradahan Drones ayaa nuucaan […]

5th May 2025  admin  

Soomaalidii lagu edeb darooday ee laga soo tarxiilay Laas caanood oo laga sii sagootiyay Gaalkacyo Qaar ka mid dadkii laga soo masaafuriyay Laas caanood ayaa maanta laga soo ambabixiyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug, iyadoo laga caawiyay dhaqaalaha safarkooda, waxaana 50 qof oo ka mid ah shacabkaasi maanta laga sagootiyay magaalada Gaalkacyo, kuwaas oo […]

5th May 2025  admin  

Warbixin BBC Somali | Badhan isticmaalka tabarta dabiiciga ah iyo Caqabadaha dadka ka haysta \

5th May 2025  admin  

Dhacdooyinkii Ardaynimadaydii.Q.2aad. Waxa qoray Xasan Xayir Dhacdooyinkii Ardaynimadaydii.Q.2aadMaalintaa qado iyo wax kale toona iima dhadhamin, Farxaddii Khamiistaas iyo Jimcihii soo gelayeyba waan waayey, mashquul uun baan galay, su’aasha ah tolow xaal muxuu noqon ? ayuun baan rogrogayey jawaabna u raadinayey. Ugu dambayn waxaan isugu geystay inaan arrinta u daayo sidii asxaab badani igula talisay, oo […]