Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

12th May 2025  admin  

Beesha Habar yoonis, guryihii dawladda ee magaalada Ceerigaabo qaarna intay iibsadeen ayeey Guryo kaga gateen dalka Turkiga , qaarna waa u kiraysan yihiin oo haba yaraatee cidi kulama xisaabtamin , iyaguna waay iska dhaadhiciyeen inay dagaaladdi beelaha gobolka Sanaag ay ku guulaysteen . Hadda waxay u soo dhigteen oo laga celin la’yahay waa Guryihii iyo […]

12th May 2025  admin  

 Xaalada guud ee magaald Boosaaso ayaa so hagaagaysa kadib cabsi amni xumo oo ka jirtay maalmihii ugu danbeeyey

12th May 2025  admin  

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay wafdi ka socday Dolwadda Jarmalka oo soo gaaray Muqdisho Muqdisho, November 28, 2021 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa caawa Caasimadda Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socda Jamhuuriyadda Federaalka Jarmalka oo ka koobnaa Madaxa Qeybta Bariga Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Dr. Thorsten Hutter, […]

12th May 2025  admin  

Cabdiweli Gaas oo eedeymo ujeediyay midowga musharixiinta sidoo kalena ka hadkay xiisada Bosaso

12th May 2025  admin  

Duqa magaalada Boosaaso oo ka hadlay dhaq-dhaqaaqyada ciidan ee ka jira Puntland uqa magalaada Boosaso Cabdiqani Axmed Ismaaciil oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa shegay in xaalada magaaladu degantahay, isla markaana ay dhinaca mamaulka Puntland ku soo biireen ciidamo u qaatay amarka dawalada oo ka mid ah PSF. Waxa uu sidoo kale farriin […]

12th May 2025  admin  

Fa F’iidoyinka durba shacabku dareemay Ee Wadda Ceeldahir Ceerigaabo waxaa Qayb-ka ah halkan.